Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Gudoomiyaha Maamulka Degmada Buur-Hakaba iyo qaar kamid ah Madaxda degmada ayaa booqdey beeraha degmadda halkaas oo wax dalag ah uusan kasoo go’in sanadkan sababo ku aadan Roob yaraanta ku dhacdey deeganadaas maadama dhulka uu ku tiirsan yahay Roobabka.
Maamulka Degmada ayaa Xog wareystey Beeraleyda Degmada Buur-hakaba si ay u dhageystaan baahiyoodka iyo sida uu yahay Beeraha Degmadaasi.
Naxwo Axmed Kadiye. ayaa faah-faahineysa