Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Aweys Maxamed Xuseen ayaa Kulan is xogwareysi ah la yeshey Ururada Dhalinyarada ee ka dhisan Deeganka Dhoobley.
Xamdi Sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa