Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Waxaa Dhawaanahan la Filayaa in la Bilaabo dhismaha Ballaarinta Dekadda Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari Waxaana Halkaasi Gaaray Wafdi uu Hogaaminaayay Wasiiru Dowlaha Madaxtooyada Puntland Cabdifataax Cabdinuur iyo Qaarkamid ah Xildhibaanada Maamulkaasi.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa warbixintan ku eegaya