Wasiirka Waxbarashada Jubbaland oo Kismaayo ka dahfuray Imtixaanka Shahaadiga Fasalka 8-aad.

0
52

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-5,249 arday ayaa sanadkan u fariisatay imtixanka shahaadiga fasalka 8-aad guud ahaan Deegaanada Dowlada Jubbaland.

waxaana daah furay imtixanka shahaadiga fasalka 8-aad Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Hidaha iyo tacliinta sare ee Dowlada Jubbaland.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya