Wasiirka Waxbarashada Galmudug oo u kuur galay xaalada wabarasho Degaanada Goblka Galgaduud.

0
148

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Maxamed Xaashi Dhoore Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa safar kormeera ku tagay Degaanada Burujeed iyo Jaaw ee gobolka Galgaduud.

Deganadaan ayaa waxaa ka furan goobo waxbarasho oo dadka Deganadaas ayagu si iskutashiya u fureen.

Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa