Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda waxbarashada hiddaha iyo Tacliinta sare ee Galmudug Maxamed Xaashi Dhoorre oo waraysi siiyay Warbaahinta ayaa waxaa uu ka hadlay muhiimadda ay bulshada u leedahay in la barto xirfadaha gacanta isaga oo xusay in Wasaaraddu ay Waddo qorshooyin lagu horumarinayo barashada Farsamada Gacanta.
Waxaana uu wasiirku kula taliyay bulshada in la barto xirfadaha muhiimka ah ee la jaanqaadaya suuqa.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa fah-faahinaya