Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasarada Xananada Xoolaha, Dhirta iyo Daaqa Jubbaland mudane Maxamed Nuur Cali oo ay wehliyaan agaasimaha guud ee Wasaaradda Cabdullahi Cali Faarax iyo qaar kamid ah howl-wadeenada Wasaaradda ayaa maanta kormeer shaqo ku tagay Maxjarka xoolaha Jubbaland, kaasi oo ay ku xareysan yihiin Lo’ aad u tira badan dhawaana la filayo in loo dhoofiyo dalka dibadiisa.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya