Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Jubaland oo daah-furay imtixaanka Shahaadiga ee Fasalka 12-aad

0
151

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Dowlada Jubaland, Mudane Cabdinaasir Seeraar Maax, oo ay wehliyaan Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane Axmed Faarax Cali Aweys, Xildhibaano, Guddoomiyaha Degmada Kismaayo ahna Duqa Magaalada, iyo xubno kale oo ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada, ayaa si rasmi ah u daahfuray imtixaanka shahaadiga ee fasalka 12aad ee dugsiyada sare ee Jubaland waxaana Imitixaanka sanadkan u fadhiistay 2,095 Arday Sanad Dugsiyeedka 2024/2025.

Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya