Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo kulan la qaatay wafti ka socday Hay’adda GIZ

0
65

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Dowladda Jubbaland  Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socday Hay’adda GIZ’ Wasiirka iyo Wafdiga ka socday Hay’adda GIZ ayaa ka wada hadlay dardargelinta mashaariic dhowr ah oo ay Hay’addan ka fulin doonto deegaanada Jubbaland iyo xoojinta kuwo horay uga socday Jubbaland.

Xasan Maxamed Cabdullahi.ayaa kawaramaya