Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada qorsheynta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka jubbaland ayaa ka shekeeyay howlaha shaqo ee Wasaarada qorsheenta iyo doorka shaqo ee Wasaaradaha ay kaga jirto Wasaarada qorsheenta.
Cabdiraxman Cabdi Axmed wasiirka Wasaarada qorsheenta iyo maalgashiga caalamiga ah ee Dowlad Goboleedka jubaland ayaa sharaxay qorshihii ay dajisteen markii loo magacabay wasiirka Wasaarada qorsheenta.
Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya