WARARKA Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Jubbaland oo bulshada la wadaagay sida xalka waara lagu gaari karo. By admin - May 18, 2024 0 99 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Maalgashiga iyo Iskaashiga Caalamiga ah Jubbaland Cabdirahaman Cabdi Ahmed ayaa bulshada reer Jubbaland la wadaagay sida xalka waara lagu gaari karo. Naxwo Axmed Kadiye. ayaa ka warramaysa https://radiosanguuni.so/wp-content/uploads/2024/05/Warka-Naxwo-Wasiirka-Wasaaradda-Qorsheynta-Jubbaland-oo-bulshada-la-wadaagay-sida-xalka-waara-lagu-gaari-karo.mp3