Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa kulan wadatashi ah la qaatay qeybaha kala duwan ee ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliya.
Kulankan oo isugu jiray isbarasho iyo Wadatashi waxaa Wasiirka ku wehliyey Wasiiru dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Mudane Maxamed Cismaan Naastaro iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Maxamed Bashiir Cumar iyo xubno kale oo Wasaaradda ka tirsan.
Khadar Axmed Salaan.ayaa fah-faahinaya