Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Haweenka Arimaha Qoyska iyo Xuquuqul Insaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa muddooyinkii danbe waday dadaallo kala duwan,kuwaasoo lagu horumarinayo xirfadaha iyo hal-abuurada kala duwan ee ay leeyihiin Haweenka Jubbaland gaar ahaan kuwa ku nool magaalada Kismaayo iyo deegaanada hoos yimaada.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya