Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo xubno kale ayaa maanta gaaray deegaanka Bilicsan ee galbeedka Magaalada Kismaayo kaasi oo ay soo gaareen dad barakacyaal ah oo ka soo barakacay Deegaano dhaca Gobalka Jubbada Hoose.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya