Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Jubbaland Cabdiraxmaan Xaaji Cabdi ayaa Sheegay inay sii Kordhayaan Dadka iyo duunyada ay saameyneyso abaarta waxuuna dadka Soomaaliyeed ugu baaqay inay u gurmadaan dhibanayaasha.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa warbixintan ku eegeysa