Wasiirka Wasaaradda Gargaarka iyo Maaraynta Musiibiiyinka Jubbaland iyo Wafti uu hoggaaminayo oo soo gaaray Magaalada Dhoobley

0
197

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wafdi balaran oo uu hogaaminayo wasiirka  gaargarka iyo mareynta musibonyinka jubbaland Mudane Cabdiraxmaan Cabdi Axmed ayaa soo garey magaalada dhoobley ee gobolka jubbada hoose.

Wafdiga uu wasiirka hoogaminayo ayaa waxaa socdaalkiisa ku weheliyey masuuliyin kawada tirsan dowlad goboleedka jubbaland kuwaas oo isugu jiira wasiiro iyo wasiiro kuxigeen.

Ujeedka safarkooda aya ahaa ka jawabista safar hore uu wasiirka arimaha gagaarka iyo mareynta musibooyinka jubbaland ugu yimid deeganka dhoobley kaaso ahaa arimaha bini’ aadananimo ee deeeganka kajira kadib abaarihii saameynta badan kureebay deeganka

Wafdiga ayaa waxa garoonka ku soo dhoweyay mamuulka magalada dhoobley uurada hooyooyinka,ururdada dhalinyarada, iyo odeyaasha dhaqanka

Soodhoweyn kadib aya waxa warbahiinta uga warbixiyeey ujeedka safarka wafdiga uu hoogaminayo wasirka arimaha gaargarka iyo mareynta musibooyinka jubbaland mudane Abdiraxman Abdi Axmed madax dabagalka hay’adaha deegaanka dhoobley Abdimalik Budul.

Naxwo Axmed Kadiye. ayaa warbixintan ku eegeysa