Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo kormeer ku tagay xarumaha biyaha Degmada Kismaayo

0
41

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga XFS oo ay wehelinayeen Masuuliyiin iskugu jira heer Federaal iyo Heer Dowlad Goboleed ayaa kormeer ku tagay xarumaha biyaha Degmada Kismaayo isagoona bogaadiyay Ganacsiga Magaalada Kismaayo.

Kormeerka Wafdiga ayaa daarnaa u kuur galida Kaabayaasha Horumarineed ee Jubbaland ee ka hirgalay sanadihii u danbeeyay.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya