Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Dowladda Jubbaland mudane Ibraahim Cabdi Xassan oo uu weheliyo Wasiir kuxigeenka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbaland Suldaan Cali Sokor ayaa galabta magaalada Kismaayo ka xarig jaray xarunta labaad ee Shirkadda Ganacsi ee Gaaxsan oo Kismaayo laga hirgaliyay.
Xarunta labaad ee Gaaxsan ee galabta la xarig jaray ayaa ah xarun lagu iibin doono agab noocyo badan isugu jira muhiimna u ah bulshada, sida waxyaabaha la isku carfiyo, mac-macaanka noocyadiiisa kala duwan iyo agab badan oo bulshada waxtar u leh.
Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya