Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda deegaanka Jubbaland caydid saleebaan ayaa kormeer shaqo ku tagay deegaanada luglow ee waqooyi ee magaalada Kismaayo kaasi oo dhawaan ay Wasaaraddu ka samaysay Dhir beeris ku dhawaad 500 oo geed.
Agaasimaha guud ee wasarada Deeganka iyo isbadalka cimilada jubaland adan maxamed ayaa kahadlay ujeedka booqashadooda.
Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya