Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Deegaanka iyo Isbeddelka Cimilada Dowladda Jubaland, Mudane Caydiid Sulaymaan Xaashi ayaa kulan kula yeeshay Degmada Dhoobleey xubno ka socday Ururrada bulshada rayidka ah, hay’adaha ka howlgala Degmada iyo maamulka Degmada Dhoobleey oo uu hoggaaminayay Guddoomiyaha Degmada, Mudane Xasan Cabdi Xaashi.
Kulanka ayaa looga hadlay dhibaatooyinka ka dhashay isbeddelka cimilada, gaar ahaan xaalufinta dhirta, baabi’inta ugaadha iyo waxyeelada ku imanaysa Deegaanka.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa