Wasiirka wasaaradda Boostada Jubbaland oo ka hadlay muhiimada mashruuca Isku xirka Dhijitaalka Bariga Afrika.

0
134

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta Dowladda Jubbaland oo ka qeyb galaayey shirka daahfurka mashruuca Isku xirka Dhijitaalka Bariga Afrika ayaa ka hadlay muhiimada mashruuca Isku xirka Dhijitaalka Bariga Afrika.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya