Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Mashruuca Ugbaad oo la rajaaynayo in dhawaan laga bilaabo Deegaanada Jubbaland ayaa ah Mashruuc lagu taageerayo wax soo saarka beeraha iyo xoolaha iyo sido kale ka hortaga saamaynta isbadalka Cimilada.
Wasiirka Wasaaradda Beeraha iyo Waraabka Jubbland Geele Muxumed Aadan ayaa ka warbiyay Mashruuca waxaa uu qabanayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya