Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Puntland ayaa maanta kormeeray dhismaha ka socda Dekeda Boosaaso taasoo mareysa meel gabo gabo ah.
Dhismahan ayaa ah 150 mitir oo lagu balaarinaayo Dekedda magaalada Boosaaso iyadona qeeybtaan cusub loogu talagay in la dhigo Kaar googa qeeybaha kala duwan ee maraakiibta kuso xerato Dekedda.
Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya