Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda XFS Dr Cilmi Maxamuud Nuur oo kahadlay Xil Wareejinta Xisaabiyaha guud ee qaranka ayaa sheegay in sanadkan dowladda soomaaliya xoojinayso dib u habeynta maaliyadda si loo gaaro hadafka dhameystika dayn cafinta.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa