Wasiirka gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka dowlad goboleedka jubbaland oo kulan la qaatay Dhalinyarada Deegaanka Dhoobley.

0
147

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka gargaarka iyo maareeynta masiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaaland mudane Cabdiraxman Cabdi Axmed ayaa shir is xog wareysi ah la qaatay Dhalinyarada Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada Hoose.

Maxamed Cali Samow.ayaa warbixintan ku eegaya.