Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulistada Hawada Galmudug Abdinur Macalin Mohamuud ayaa ka warbixiyay waqtiga si rasmi ah loo daahfurayo garoonka diyaaradaha Ugaas Nuur ee magaalada Dhuusamareeb.
Wasiirka ayaa sheegay in dhismaha garoonka uu marayo heer gabogabo ah islamarkaana la xarig jarayo 14 bishan August.
Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya