Wasiirka Duulista Hawada Puntland oo kawarbixiyay Dayactir lagu Sameynayo Garoonka diyaaradaha Boosaaso.

0
198

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Duulista Hawada iyo Garoomada Dawladda Puntland ayaa wadda dadaalo ku aadan sidii dayactir loogu sameyn lahaa garoonka diyaaradaha ee degmada boosaaso si loo ilaaliyo bad qabka dadka ka duula garoonka iyo kuwa ka shaqeeya garoonka.

Ujeedka Wasaaradda iyo hay’adda gacanta ku heysa garoonka ayaa ah sidii garoonka u heli lahaa dayactir iyo adeegyo dhameystiran ee helaan garoomada kale ee ka jira gobolada dalka.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawaramaya