Wasiirka Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbalaand oo ku baaqay in la beero dhir badan.

0
70

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlada Jubbalaand Mudane Aways Maxamed Xusseen ayaa sheegay inuu ka Wasaarad ahaan Hormuud ay u noqon doonaan in la sameeyo dhir beeris lagu sameynayo gudaha Magaalada Kismaayo.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya