Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Dowlad Goboleedka Jubalaand Mudane Aweys Maxamed Xuseen ayaa shegay in ay ka hirgalin donaan Deegaanka Dhoobley Garoon Kubadeed si loo hormariyo Isboortiska Deegaanka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya