Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada Dakadaha iyo Gaadiidka Bada Jubbaland Cabdi Raafi Maxamed oo uu wahelinayo Agasimaha guud ee Wasaradda ayaa kormeer shaqo oo ay ugu kuurgalayaan howlaha shaqo ee ka soda ku tagay Dakada Magaalada kismaayo.
Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya