Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Jubbaland oo kormeer ku tagey Xabsiga dhexe ee Kismaayo.

0
139

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo arimaha Dastuurka Jubbaland Cabdiwali Xuseen Jamaac oo u weheliyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda ayaan Maanta kormeer ku tagay Xabsiga Dhaxe ee Degmada Kismaayo.

Wasiirka ayaa kormeerka ugu kuur galay xaalada Xabsiga Dhaxe iyo Maxaabiista ku jirta Xabsiga, Taliyaha Xabsiga Dhaxe Degmada Kismaayo Maxamed Caaqib Xirsi ayaa Wasiirka uga warbixiyay Xaalada Xabsiga Dhaxe.

Xasan Maxamed Cabdullaahi.ayaa kawaramaya