Wasiirka Cadaaladda DFS oo soo xirey tababar ku saabsan siyaasada qiimeynta da’da caruurta.

0
63

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Tababarkan oo socday muddo labo maalmood ah ayaa ahaa mid lagu baranayay siyaasada qiimeynta da’da caruurta waxaana soo qaban qaabisay Wasaaradda cadaalada iyo arimaha dastuurka dalka.

Cabdullaahi Cabdicasiis Siraad.ayaa kawarmaya