Wasiirka Cadaalada KG oo dahfuray Hindisaha Maxkamada Moodelka Ee Xudur.

0
146

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-IWasiirka Wasaarada Cadaaladda Arimah ah Garsoorka DKGS  Xasan Cabduqaadir Maxamed oo ay weheliyaan Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Koonfur Galbeed Xeer ilaaliyaha  guud koonfur galbeed  iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Cadaaladda KGS ayaa Daah furay Maxkamadaha moodelka ee degmada xuudur oo si casri ah loo  dhisay.

Cabdullahi Cabdicasiis Siraad. ayaa ka warramaya