Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dr Cali Xaaji aadan Wasiirka Caafimaadka XFS oo ka qeyb galayay xaflada sanad guuradii 46-aad ee ka soo wareegtay aasaaska Isbitaalka banaadir ayaa sheegay in ay hirgalinayan hey’adda maareynta daawada si loo koontaroolo tayada Daawada dalka soogasha.
Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa faah faahinaysa.