Wasiirka Caafimaadka Jubbaland oo kormeeray xarumaha caafimaad ee Wasaaraddu ay leedahay.

0
61
Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jubbaland Eng. Ismaaciil Axmed Garas iyo qaar ka mid ah shaqaalaha Wasaaradda ayaa kormeer shaqo ku tegey xarumaha caafimaad ay wasaaraddu ku leedahay deeganada waqooyi ee magaalada Kismaayo.
Goobaha uu wasiirka booqday waxaa ka mid ah, Goobweyn, Qaam-qaam iyo Istanbuul halkaas oo ay ku yaalaan xarumo caafimaad oo ay dadweynaha u raadsadaan adeegyada caafimaadka.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya