Wasiirka caafimaadka Jubbaland oo kormeeray Isbitaalka Weyn ee Magaalada kismaayo.

0
158

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda cafimaadka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa Maanta kormeer shaqo ku tagay Isbitaalka guud ee Degmada kismaayo iyo Isbitaalka midnimo ee xafaada new kismaayo kormeerka Wasiirka waxaa ku wahelinayay Iskuduwaha Wasaradda Caafimaadka iyo la taliyaha cafimaadka ee Wasaradda Caafimaadka Jubbaland.

Xiligii uu soo idlaaday kormeerku waxaa Ugu horayn warbaahinta lahadlay Agasimaha guud ee Isbitaalka Degamada Kismaayo Carab Ibraahin Yaasiin isagoona kawarbixiyay bahiya kajira Isbitaalka guud ee Degmada.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya

Audio Player