Wasiirka Amniga XFS oo kormeer ku tegay Buundada Degmada Baardheere.

0
57

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Amniga XFS iyo wafdigiisa ku sugnaa gobolka Gedo ayaa kormeer ku tegay Buundada go’an ee degmada Baardheere, taas oo la qorsheynayo in loo dayactiro.

Wafdigan ayaa u tagay Magaalada baardheere sababa laxariirta qiimeyn lagu sameeyo xaalada adag ee kajira Degmada Baardheere taas oo ay ugu horeyso buundada go’an ee Magaaladaasi.

Maxamed Cali Samow. ayaa faah-faahinaya