Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Amniga Gudaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Yuusuf Xuseen Cumaan oo Shir Jaraa’id ku qabtay xarunta Wasaaradda ayaa ka hadlay saameynta fatahaada Elniino ee Guud ahaan Dalka Gaar ahaan Deegaanada Dowlad Goboleedka Jubbaland S/G Yuusuf Xuseen Cumaan ayaana Ganacsatada uga digay in ay kordhiyaan Maciishada xili Shacabka Soomaaliyeed ay la daala dhacayaan saameeynta Fatahaadaha.
Maxamed Cali Samow.ayaa kawaramaya