Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaaalaha Dowlad Goboleedka Jubbaland oo Magaalada Dhoobley Ka Daahfuray Mushruuc Lagu Caawinayo Dadka uu Saameyey Ayaxa

0
211

Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir Ku xigeenka Wasaaradda Shaqada Iyo Shaqaaalaha Dowlad Goboleedka Jubbaland mudane Ibrahim Maxamed ayaa Magaalada Dhoobley Ka Daahfuray Mushruuc Lagu Caawinayo Dadka uu Saameyey Ayaxa.

Xamdi sugow Lamaane. ayaa ka warramaysa