Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Munaasabad lagu wareejinayay guri ay Mu’asasada Abu bakar Sadiiq u dhistay qoys agoon ah oo ka kooban sideed caruur ah iyo hooyadood ayaa lagu qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada hoose.
Xasan Maxamed Cabdullahi. ayaa faah faahinaya