Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni)-Tababar ay bixinayaan quburo dhanka Caabirka cimilada iyo saadasha Roobka ayaa waxa furay Wasiir kuxigeenka Wasaarada Beeraha iyo Warabka Jubbalaand .
Shaqalaha Wasaarada oo kakoban qeybta Hubbada Hoose kuwas so ka kala yimid Deganada Gobolka ayaa waxaa logu talagalay inta uu tawabarku socdo in lagu koobo qodobo dhawr ah kuwaso ay kamid yihiin Rakibka,dayactirka iyo aqarinta qalabka wax lagu sadaliyo iyo sido kale qaanunka Roobka.
Tawabarkan o socondono muda sadex maalin ah ayaa waxa malin waliba diirada lagu sarii donaa qodobo muhiima ah oo la xiriira keydinta cimilada iyo dhibicda Roobka.