Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Gar gaarka iyo Maaraynta Musiibooyinka Dowlad Goboleedka Jubbaland iyo qaar kamida hay’adaha caalamiga ah ee ka howlgala dalka ayaa maanta safarkii ugu horeyay waxaa ay kusoo gaadheen Magaalada Luuq ee Gobolka Gedo tan iyo markii toddobadkii la soo dhaafay daadad ay ku dhufteen Magaalada luuq ee xarunta Gobolka Gedo.
Fardowsa Axmed Cabdi.ayaa kawarameysa