Wasiir Khadiija Makhsuumi oo qaabishay Madaxa Ilaalinta xuquuqda Aadanaha ee hawlgalka (UNTMIS)

0
46

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo hormarinta xuquuql Insaanka dowladda FS  Khadija Maxamed Al-Makhsuumi ayaa maanta xafiiska ku qaabishay Kirsten Young madaxa ilaalinta xuquuqda Aadanaha hawlgalka KMG QM ee Soomaaliya .

Kulankan oo looga hadlay xoojinta iyo ilaalinta arimaha Xuquuqul Insaanka Soomaaliya waxaa Wasiiradda ku wehliyey Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Maxamed Bashiir Cumar iyo La taliyaha sare ee Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya Maryan Qaasim oo horey usoo noqotay Wasiirka Wasaaradda Haweenka Dalka.