Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Masuuliyiin ka tirsan Wasaradda Gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Galmudug iyo Maamulka Magaalada Gaalkacyo ayaa xarigga ka jaray xafiiska qeybta barakacayaasha iyo samafalka ee Gobalka Mudug.
Naxwo Axmed Kadiye.ayaa kawarameysa