Wasarada Xananada Xoolaha Jubbaland iyo Jaamacadda Kismaayo oo kala saxiixday heshiishyo is kaashi ah.

0
73

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasiirka Wasaarada xanaanada xanaanada xolaha dhirta iyo daaqa jubaland mudane maxamed nuur ali iyo madaxwaynaha Jamacada kismaayo Dr maxamed abdi aadan ayaa waxa ay kala saxiixden heshiis iskaashi ah kaasi oo muhiim u ah labada dhinac.

Qudubada markaasi lagu heshiiyay ayaa waxaa kamid ahaa iskaashiga waxbarashada iyo sidii wax loogu qaadi lahaa aqoonta dhaqashada xoolaha cilmi baaris ku saabsan xoolaha.

Fardowsa Axmed Cabdi. ayaa ka warramaysa