Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Gabdhaha ku dhaqan magalada Dhoobley ayaa waxaa ay deeq waxbarasho ka helayaan wasarada waxbarashada ee dawlad goboleedka jubalaand oo kaashanaysa hay,ada CARE kaas oo wax lagu barayo Gabdhaha danyarta ah ee Deegaanka Dhoobley Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa Warbixintan inooga diyaariyay