Dhoobleey(Idaacadda Sanguuni) Wasaaradda Macdanta Biyaha & tamarta dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa sheegtay inay waddo qorshe biyo nadiifa looga keeni doono Wabiga deegaanka yoontoy ee dhaca waqooyiga Magalada kismayo si dadka ku nool magalada ay u helaan biyo nadiifa oo ku filan.
Xasan Maxamed Cabdullahi ayaa inoo haya wabixintan