Wasaaradda Xananada xoolaha Jubbaland oo daah-furtay guryo loogu talay keydinta calafka xoolaha

0
12

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Agaasimaha guud ee Wasaaradda Xananada xoolaha Jubbaland ayaa daah-furay guryo loogu talay in lagu keydiyo calafka xoolaha.

Agaasimaha ayaa sheegay in guryahan ay faa’iido balaadhan u leeyihiin Bulshada Xoola dhaqatada ah ee Soomaaliyeed.

Khadar Axmed Salaan.ayaa kawaramaya