Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Puntland oo Daaweyn u sameeyay Xoolo Ku Sumoobay Baadiyaha Xarfo.

0
31

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Puntland iyo Maamulka Degmada Xarfo ayaa Daaweyn iyo Baaris Ku sameeyay Xoolo Ku Sumoobay Baadiyaha Xarfo.

Qaar ka mid ah dadka xoolaleyda ah eek u dhaqan Baadiyaha Xarfo ee Daaweyn iyo Baaris loogu sameeyay Xoolahooda Sumoowey ayaa u Mahadceliyey Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Maamulka Puntland iyo Maamulka Degmada Xarfo.

Khadar Axmed Salaan. ayaa ka warramaya