Wasaaradda Xanaanada Xoolaha Jubbaland oo xoolaleyda uga digtay saameynta dabeeylaha socda.

0
32

Dhoobley(Idaacadda Sanguuni)-Dabeylo xoogan oo xilligan ka kacay guud ahaan Deegaanada Jubbaland islamarkaana saameeyay daaqii xoolaha ayaa wasiirka wasaarada xanaanada xoolaha dhirta iyo daaqa Dowlad Goboleedka Jubaland Maxamed Nuur Cali kawarbixiyay saameynta dabeylaha waxuuna sheegay in sanadkan roobkii la filaayay uusan sida la rabay u di,in.

Maxamed Cali Samow. ayaa ka warramaya